Caro xoogan oo ka dhalatay dad Muslimiin ah oo lagu sooray Hilib Doofaar

Muslimiin badan oo kunool dalka Jarmalka ayaa ka carooday in dad Mulimiin ah oo ka qeyb galayay shir isbuucii hore ka dhacay magaalada Baarliin oo lagu sooray hilibka Doofaarka oo xaaraam ka ah Muslimiinta. Qoraal kasoo baxay Wasaaradda arrimaha Gudaha ee dalka Jarmalka ayaa lagu sheegay in ay ka xun yihiin kana shaleenayaan hilib doofaar lagu … Continue reading Caro xoogan oo ka dhalatay dad Muslimiin ah oo lagu sooray Hilib Doofaar